Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda oo maanta xilkii la wareegay

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda oo maanta xilkii la wareegay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Md Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa xilkii si rasmi ah Maanta ugala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradda Marwo Samsam Cabdi Aadan, kuwaas oo xilka kula kala wareegay munaasibad si wayn loo soo agaasimay oo ka qabsoontay Hoolka xarunta Data

Read More