Category Archives: Uncategorized

17 Nov

Waftiga Ethiopia oo Bookhasho ku tagay Magaalo Xeebeedka Caalamiga ha ee Berbera

Waxa Maanta oo taariikhdu Tahay 13/11/2014 kormeer ku tegey magaalo xebeedka caalamiga ah ee Berbera wefti wadajira oo ka kooban Wasiiro iyo khabiiro kuwaas oo metelaya labada dal ee walaalaha ah ee Jamhuuriyadab somaliland iyo jamhuriyada federaalka Itoobiya. guud ahaan waxa weftiga hogaaminayey wasiirka wasaarada Maaliyada Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale halka weftiga dalka Itoobiya uu

Read More
16 Nov

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda oo dalka ku soo dhaweeyay Wasiirka Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Ethiopia

Waxa Galabta 4:00 galabnimo ee maanta oo Taariikhdu Tahay 12/11/2014 Kasoo degey gegida diyaardaha ee Cigaal Airport wefti Balaadhan oo hogaaminayo Wasiirka Maaliyada horumarinta dhaqaalaha ee dawlada federaalka Itoobiya H.E.Ato Sufian Ahmed Waxaana soo Dhaweeyay Wasiiro uu Horkacayo Wasiirka Maaliyada JSL Mudane Cabdi Casiis Mohamed Samaale waiirada soo dhaweynta ka qayb qaatay waxa kamid ahaa

Read More
03 Aug

Mashaariicda lagu fulinayo Sanduuqa Horumarinta Somaliland oo si Rasmi ah loo Daah-furay

Waxa maanta magaalada Hargeysa ku qabsoontay munaasibad lagu daah-furay mashaariic loo qoondeeyey in lagu fuliyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland oo dhaqaalihiisa ay bixiyaan waddamo ka tirsan Midowga Yurub, kaas oo maamulkiisa ay gacanta ku hayso Xukuumadda Somaliland. Sanduuqa Horumarinta Somaliland (Somaliland Development Fund) oo la aasaasay sannadkii 2013-dii, waxa maamulkiisa gacanta ku haya Xukuumadda Somaliland, waxaana

Read More
01 Aug

Gudbintii Odoroska Misaaniyadda ee Gollaha Wakiilada, Khudbadii Wasiirka Maaliyadda, Bixintii Shahada Sharafta Ee Gudomiye Ciro

Waxa ay wasaarada maaliyada oo uu horkacayo wasiirka wasaarada maaliyada mudane cabdicasiis maxamed samaale u gudbiyeen golaha wakiilada JSL odoroskii miisaaniyada sanadka 2014 taariikhdu markay ahayd 29/09/2013. odoroskaas oo noqotay miisaaniyadii labaad ee waqtigii loogu talagalay e sharcigu sheegayey golaha lagu horkeeno taasina waxay keentay in golaha wakiiladu shahaado sharaf gudoonsiiyaan wasaarada maaliyada waxaana gudoonsiiyey gudoomiyaha golaha

Read More
01 Aug

Fadhi ay wada qaateen Wasaaradda Maaliyaadda, Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Mayaaradda Casiimada Hargeisa , Berbera, Gebiley iyo Boorama

  Kulan ay isku imaadeen wasaarada maaliyada,wasaarada arrimaha gudaha iyo mayaarada Hargeisa,Berbera,Borama iyo Gebilay. kulan kaas oo lagu qabtay xafiiska wasiirka wasaarada maaliyada tariikhdii 19/02/201. waxaana gudoominayey Wasiirka Wasaarada Maaliyada Md. Cabdi Casiis Maxamed Samaale Waxaana la isla meel dhigay qaabka dakhliga dawlada dhexe iyo kan dawladaha Hooseba kor loogu qadi lahaa.   Alleh Mahad

Read More
01 Aug

Kulan ay wada Qaateen Gudida Dhaqaalaha Golaha Wakiilada iyo Madaxada Wasaaradda Maaliyadda 25/6/2014

Kulan Ay Wada Yeshen Gudida Dhaqalaha Ee Golaha Wakilada Dalkani Somaliland Iyo Wasarada Maliyada 25.6.2014, Kasi Oo Ku Qabsomay Xarunta Wasarada Maliyada Gaar Ahaan Xafiska Wasiirka Maliyada Mudane Cabdicasis Maxamed Samale, Kulankan Ayaa Lagaga Wada Hadlay Qorshaha Miisaniyada 2015 Oo Wasaradu Gudo Gashay Diyarinteda. Waxay Gudida Dhaqalaha Ee Golaha Wakiladu Ku Amanen Wasarada iyo Wasiirkaba

Read More
01 Aug

Kulanka todobaadlah madaxadda wasaaradda maaliyadda ee JSL

Waxa madaxda wasaarada maaliyadu ay kulan ku yeeshaan xafiiska wasiirka maaliyada todobaadkasta hal maalin kaas oo ah maalinta sabtida. Waxaana kulankaas lagaga wada hadlaa wixii todobaadkii dhamaaday ka qabsoomay qodobadii lays kula qaatay fadhigii hore,  iyo sidoo kale wixii ku soo kordhay shaqada todobaadkaas. Waxa kale oo lagu qorsheeyaa qodobada la qaban doono todobaadka soo

Read More